Higlo News

Higlo News kala soco warar sugan warbixinooyin iyo waxyaabaha dunida dacaladeeda ka dhacaya.

13/01/2026

Hargeysa ninka xaqa ku hadla ee runta ku dhiirada waa la xidhaa, kan kaleetaana waa iska aamusaa isaga oo xadhig iyo cabudhin ka cabsanaya, waa Maamul iyo Bulsho isku raacay inay been, borobugaando iyo faan ku wada joogaan Waqooyi Galbeed ama waxa ay ugu yeeshaan Soomaaliland.

Waa idinka arkaya Culumadii waawaynayd inay iskaga aamuseen waxa YH ka samaynayso Hargeysa. Iyaga oo ka baqanaya in sida Siyaasi Jaamac Shabeel oo u xidhan maxaad runta u sheegay

Address

Kampala

Telephone

+256726823553

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Higlo News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Higlo News:

Shortcuts

Share