04/15/2025
Shaqo Furan: Operation Manager
Goobta: Mogadishu
Nooca: Full-time
Waxaan raadineynaa Operation Manager khibrad leh oo:
• Leh aqoon caafimaad ama waayo-aragnimo isbitaal
• Maamuli kara hawlaha maalinlaha ah iyo shaqaalaha
• Leh xirfad abaabul, isgaarsiin iyo xalinta dhibaatooyinka
• Awood u leh inuu sare u qaado tayada adeegga iyo qanacsanaanta bukaanka
Shuruudo:
• Shahaado jaamacadeed (maamulka, caafimaadka iwm)
• Khibrad 2 sano+ ah
• Aqoon kombuyuutar iyo nidaamyo maamulka
• Luuqado: Af Soomaali (Af Ingiriisi waa plus)