Somali Connect

Somali Connect Somali Connect is a modern media outlet that provides news and social events coverage.

01/09/2026

Burcad badeed nimada Waxaa sababay shiidka magaalada kajira mid kamid ah shacabka kunool magaalada muqdisho.

01/09/2026

Alle ka sokow guri ku yaala nuwakot ee dalka nepal ayaa ka badbaaday daadkii xoogga badnaa ee dhawaan ka dhacay. Qoyskii gudaha ku jiray way badbaadeen kadib markii guriga uu u adkaystay qulqulka. Waxaa la rumaysan yahay in aasaaska iyo qaab-dhismeedka shubka iyo birta, iyo meesha gurigu ku yaallay, ay sabab u ahaayeen inuusan daadku qaadin.

01/09/2026

is qab-qabsi xoogan oo ka dhex dhacay xildhibaanada golaha shacabka.

30/08/2026

MW Xasan Sheekh "Madaxwaynaha turkigaa ee Recep Tayyip Erdoğan amarka ugu horeeye ee uu bixiye wuxuu ahaa iskuul hala dhiso isbitaal neh hala dhiso ".

26/08/2026

isbitaal madiino booqda 1sano gudaheeda 10kun kufsi iyo tacadiyo ka dhaca oo dil ah.

24/08/2026

Xil.Qaali Shire "Hal degmo doorashada ka dhacday waxba ka jiro waa macquul laakiin cidna k**a dhagaysaneyno dhamaan doorashadii Galmudug ka dhacday waxba k**a jiraan".

24/08/2026

Maxk**ada sare ayaa gabi ahaan baabi isay natiijada doorashadii galmudug ayadoo amartay in dib doorshada loogu celiyo.

24/08/2026

MD Deni”kuma faraxsanin waxa ka dhacaya xeebaha mana rabo inan ka hadlo hada lakin wiilashena aan qabsano”.

23/08/2026

Wasiir ku xigaanka wasaaradda gaashaandhiga soomaaliya ayaa ka hadlay duqeymihii uu Turkiga ku geyste Xeebaha Soomaaliya.

17/08/2026

Taliye Shub “ Aadanow inta maamulkaan qabsato hadaa nabad kujoogtid ku seexatid ama aad ku dhameesatid dambigeed Anigaa leh “.

Address

3574 Providence Glen Drive
Bosaso
43219

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Connect posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share