09/20/2026
Wersengeli iyo dhulkiisa wixii la la rabay waxay u eg thy in lagu guulaystay 20.000 oo ikhwaan Kii ah
Bay 1992 kii iyagoo aan cidi wehelin ka saareen ilaa Saliid laasqoray iyo
Calmadow maanta oo ay ka awood badan yihiin
Baa waxa laga gaday 100 Wiil oo weli ba lagu beeray baa ku Wii ku beeray lee yihiin waa idin ka xoray nay naaa. Mac nuhuna ma ahan sidaa waa in iyaga na la laayo intooda indhaha Kala haysa
Sidii indhawayd ba ku socotay
Dhul ka na waxa ku jira la la baxo Maxaa sabab u ah in Waxani sidaa ku socdaan?
Niman juhulo ah oo aan aduun iyo aakhiro
Toona wax ka ogayn oo salaadiin sheeg ta oo xataa aan arki karayn hanti ga Alle ku beeray dhulkooda
Laakiin arkaya kan iyaga baa bininaya shilimada uu siinayo baa Meel kata fadhiya bulshadu na way iska qaban way day waxaanu sugay nayaa malin dhow
Ku wiina aad u taqaaniin inay sharaf leehiin oo hortiina lagu naagaysto aydin daawasho mooye
Wax kalle u tari karin Sidii yaman iyo sodan iyo meelaha la mid ka ah ka dhacday !!
By Faysal salah