Geedka Nabada

Call Directions Website

Geedka Nabada Geedka Nabada is a free impartial 21st century web portal intended for the people in tHorn of Africa Geedka Nabada
(1)

10/13/2026

Garoonkii Kubada Cagta ee Dhagaxbuur. Waxaa designka sameeyay Tikraar engineering Consultant, waxaana dhistay Mudac General Construction

10/11/2026
10/11/2026

Roobab ka da’ay Hargeysa oo daadad wadooyinkii xanibeen

10/10/2026

“Reer Jigjiga Gob baad tihiin” Hakisa Bridal

10/10/2026

Adigrat, Shacabkii Tigree ga ee ku dulmanaa Juntaagii TPLF oo u dabaal dagaya Jabka gaadhay Dhiigyacabadii TPLF

10/10/2026

Wax Soo Saar Dalaga Bariiska oo aad u badan oo ka soo go’ay mashruuca Waraabka ee Gabi, Hadhagaala, Sitti ee Degaanka Soomaalida ayaa noqday xaddi ka badan intii lagu qiyaasayay, waxaana qasab noqotay in markii Guryihiii buuxsameen, xayaa Xafiisyadii Dawlada looga dhigo gabaad si loofa badbaadiyo Roobabka Dayrta

Sitti Basmati Rice

BAAFINWaxaan baafinaynaa  Mahad Axmed Cawaale, oo ka lumay Xaafadda 3-aad ee Magaalada MMJ (Jigjiga). oo maalmahan marti...
10/08/2026

BAAFIN
Waxaan baafinaynaa Mahad Axmed Cawaale, oo ka lumay Xaafadda 3-aad ee Magaalada MMJ (Jigjiga). oo maalmahan marti ku ahaa.

Mahad wuxuu horay ugu xaraysnaa cilaaj ku yaalla Magaalada Hargeysa, waana reer Jabuuti. qofkii arka ama hella wax xog ah oo ku saabsan fadlan nagala soo xidhiidha numbaradan hoose
0907383606
0915059617
Fadlan sii faafi, si uu u gaaro dad badan.

 :  Deegaanka Soomaalida oo markii u horeysay yeelanaya Horyaal u gaar ah .Federationka Kubadda Cagta ee Deegaanka Sooma...
10/08/2026

: Deegaanka Soomaalida oo markii u horeysay yeelanaya Horyaal u gaar ah .
Federationka Kubadda Cagta ee Deegaanka Soomaalida ayaa soo saarey baaq ah in lasoo diyaariyo 10ka kooxood ee ka qaybgali doona horyaalkan oo socon doona muddo lix bilood ah

Waxaan sugnaaba waa Deegaanka oo ay kasoo baxaan laacibiin u ciyaara Dalka iyo Africaba

Golaha Wasiirrada Dowladda fedralka  oo ka kooban xubno ka kala socda xisbiyada tartamaya, isla markaana leh qaab-dhisme...
10/08/2026

Golaha Wasiirrada Dowladda fedralka oo ka kooban xubno ka kala socda xisbiyada tartamaya, isla markaana leh qaab-dhismeed ka tarjumaya kala-duwanaanta Itoobiya
1. Mudane Temesgen Tiruneh: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeen
2. Gideon Timothewos (Dr.): Wasiirka Arrimaha Dibadda
3. Mudane Aedsu Arege: Wasiirka Beeraha
4. Fitsum Assefa (Dr.): Wasiirka Maaliyadda
5. Mohammed Idris: Wasiirka Difaaca
6. Professor Birhanu Nega: Wasiirka Waxbarashada
7. Hana Arayaslase: Wasiirka Caddaaladda
8. Yasmin Wohabrebie: Wasiirka Ganacsiga iyo Is-dhexgalka Gobolka
9. Fisseha Yitagesu (Dr.): Wasiirka Warshadaha
10. Injineer Habtamu Itefa (Dr.): Wasiirka Biyaha iyo Tamarta
11. Dr. Mekdes Daba: Wasiirka Caafimaadka
12. Mudane Awele Abdi: Wasiirka Shaqada iyo Xirfadaha
13. Marwo Aynalem Niguse: Wasiirka Dakhliga
14. Mudane Bereket Fisehatsion: Wasiirka Istaraatiijiyadda Qaranka
15. Selamawit Kassa: Wasiirka Dhaqanka iyo Dalxiiska
16. Marwo Alemtsahay Paulos: Wasiirka Macdanta
17. Mudane Sadat Nesha: Wasiirka Saadka (Logistics)
18. Marwo Shewit Shanka: Wasiirka Haweenka iyo Arrimaha Bulshada
19. Mudane Musa Adem: Wasiirka Nabadda
20. Marwo Frehiwot Tamiru: Wasiirka Hal-abuurka iyo Teknolojiyadda
21. Injineer Mohammed Abdurahman: Wasiirka Magaalooyinka iyo Kaabayaasha Dhaqaalaha
22. Injineer Sultan Wali (Dr.): Wasiirka Waraabka iyo Deegaannada Dhulka Hoose
23. Aklilu Tadesse (Dr.): Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha

Following his re-election for a second five-year term, Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed Ali has received a wave of co...
10/06/2026

Following his re-election for a second five-year term, Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed Ali has received a wave of congratulatory messages from world leaders and regional bodies. Kenyan President William Ruto described the renewed mandate as a "vote of confidence in his leadership and vision," expressing readiness to continue close cooperation between Kenya and Ethiopia. Somali President Hassan Sheikh Mohamud extended his best wishes and highlighted a shared desire to strengthen bilateral relations and advance peace and prosperity in the Horn of Africa.

Burundian President Évariste Ndayishimiye, in his capacity as African Union Chairperson, conveyed formal congratulations on behalf of the continent and reaffirmed the AU's commitment to collaborating with Ethiopia on regional integration and development. African Union Commission Chairperson Mahmoud Ali Youssouf also congratulated Abiy, emphasizing Ethiopia's special role as the host of the AU headquarters and expressing eagerness to work together on Africa's peace, security, and development agenda. Additionally, South African President Cyril Ramaphosa offered his warm congratulations.

Address

4843 KING ALBERT Drive
Hilliard, OH
43026

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Geedka Nabada posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share