Hanad Abdulle

Hanad Abdulle Fadlan Nagu soo Biir Mahadsanid🙌🙏
(1)

Calanka gumaysiga turkiga Oo caruur Somalia 🇸🇴 cuno ahaan lo siyay.
08/28/2026

Calanka gumaysiga turkiga Oo caruur Somalia 🇸🇴 cuno ahaan lo siyay.

07/31/2026

Alle ha u naxariisto Ahmed Ali
Wuxu aha fanan qaran oo qimo bdn.

07/06/2026

Siciid dani Diid ama yeel madaxwaynha dooran ee somalia 🇸🇴

06/18/2026

Daawo wabi xad laleh 4 wadan, maxay somalidu ka baran karaan?

06/18/2026

Siyaasi Ali Abdi caaqika
Ayaa si adag Ugu jawabay madaxwayne firdhiye.

Nin walba wuxu wadi karo ha lo dhiibo 😂
06/14/2026

Nin walba wuxu wadi karo ha lo dhiibo 😂

06/09/2026

Kwrn hadi Dawlada somalia ay mamnuucdo
Dawashda World Cup ka wadanka oo dhan?

Geesi qaran Garsore omar oo ka mid ah galsorayasha calaamka Ugu wngsn aya lodiday dal ku galka Maraykanka si uu uga qayb...
06/08/2026

Geesi qaran

Garsore omar oo ka mid ah galsorayasha calaamka Ugu wngsn aya lodiday dal ku galka Maraykanka si uu uga qaybwgalo koobka aduunka The World Cup.

Ficilkaas foosha xun Wuxu ka caraysiyay somali iyo dad Bdn oo tagerayshisa ka mida.

Ma ahan wax la aqbali Karo in mawadin somaliyeed lo dido dal ku galka maraykanka

Hadba waxa isha lagu haya sida uga falciyaan FiFA iyo AFCON.

06/03/2026

Waxaan wax la aqbali karo ma thy?

Address

Memphis, TN

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hanad Abdulle posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share