Abdi Casaan

Abdi Casaan Football ⚽️❤️

🚨 Leo Messi ayaa hadda u jira kaliya 3 Free-kick inuu noqdo ciyaaryahanka ugu badan ee taariikhda dhaliyay goolasha laad...
20/09/2026

🚨 Leo Messi ayaa hadda u jira kaliya 3 Free-kick inuu noqdo ciyaaryahanka ugu badan ee taariikhda dhaliyay goolasha laadadka xorta ah! 🐐🔥

🚨 Raphinha xilli ciyaareedkan ilaa hadda:- 🇪🇸 12 gool LaLiga- 🏆 14 gool dhammaan tartamada- 🎯 17 G/A xilli ciyaareedkan-...
20/09/2026

🚨 Raphinha xilli ciyaareedkan ilaa hadda:

- 🇪🇸 12 gool LaLiga
- 🏆 14 gool dhammaan tartamada
- 🎯 17 G/A xilli ciyaareedkan
- 👑 Gooldhaliyaha ugu sarreeya LaLiga

Sido kale Raphinha wuxuu dhaliyay Hat-trick laba kulan oo xiriir ah! 🤯🔥

🚨 Kanaalka rasmiga ah ee Real Madrid:“Waxaan ku guuldareysanay ciyaartii Derby-ga sababo la xidhiidha garsoorayaasha!” 😂...
20/09/2026

🚨 Kanaalka rasmiga ah ee Real Madrid:

“Waxaan ku guuldareysanay ciyaartii Derby-ga sababo la xidhiidha garsoorayaasha!” 😂😂😂

🚨Atlético Madrid ayaa 2-1 ku garaacday Real Madrid.
20/09/2026

🚨Atlético Madrid ayaa 2-1 ku garaacday Real Madrid.

🚨Raphinha 14 gool ayuu hadda dhaliyay, iyadoo weli ay tahay bartamaha Sebtembar! 🔥🥶
20/09/2026

🚨Raphinha 14 gool ayuu hadda dhaliyay, iyadoo weli ay tahay bartamaha Sebtembar! 🔥🥶

🚨Full-time: Sevilla 1-3 Barcelona. Waxaa la odhan karaa waxa ay ahayd ciyaartii ugu adkeed ee ay Barcelona la kulanto xi...
19/09/2026

🚨Full-time: Sevilla 1-3 Barcelona.

Waxaa la odhan karaa waxa ay ahayd ciyaartii ugu adkeed ee ay Barcelona la kulanto xilli ciyaareedkan.

Raphinha Back to Back Hat-trick ⚽️⚽️⚽️🔥
19/09/2026

Raphinha Back to Back Hat-trick ⚽️⚽️⚽️🔥

🚨 83% goolasha Barcelona ee La Liga xilli ciyaareedkan waxaa ka qayb qaatay Raphinha iyo Lamine Yamal! 🔥
19/09/2026

🚨 83% goolasha Barcelona ee La Liga xilli ciyaareedkan waxaa ka qayb qaatay Raphinha iyo Lamine Yamal! 🔥

🚨Half-time: Sevilla 1-1 Barcelona.
19/09/2026

🚨Half-time: Sevilla 1-1 Barcelona.

🚨Barcelona ayaa heshiis cusub la gaartay Raphinha! 🤝🇧🇷Waxaa la isku raacay dhammaan qodobbada, waxaana heshiiska la saxi...
19/09/2026

🚨Barcelona ayaa heshiis cusub la gaartay Raphinha! 🤝🇧🇷

Waxaa la isku raacay dhammaan qodobbada, waxaana heshiiska la saxiixi doonaa dhawaan.

Raphinha ayaana Barcelona sii joogi doona ilaa Juun 2030. ✅️

[Fabrizio Romano]

Dirección

Barcelona

Teléfono

+252634649375

Página web

Notificaciones

Sé el primero en enterarse y déjanos enviarle un correo electrónico cuando Abdi Casaan publique noticias y promociones. Su dirección de correo electrónico no se utilizará para ningún otro fin, y puede darse de baja en cualquier momento.

Atajos

Compartir