ERAR TV Somali Journalist |based in Nairobi|
(1)

10/12/2026

Oromo, waxay u muuqataa inay u midawday dagaalka, iyagoo wiilkooda la safan.

10/11/2026

Ciidamada Ethiopia oo Qabsaday ADWA iyo Dukhayn dhanka Canfarta ku dhex martay Eritrea iyo Ethiopia.

10/11/2026

Jabhadda Getachow Reda oo Fagaaraha Maqale tplf lix qodob uga ballan qaaday

Laftagareen oo la jabsaday boggiisii haddana khadka laga saaray!Dadka qaar waxay leeyihiin: "Odayga xukunkiisu siduu u j...
10/10/2026

Laftagareen oo la jabsaday boggiisii haddana khadka laga saaray!

Dadka qaar waxay leeyihiin: "Odayga xukunkiisu siduu u jilicsanaa ayuu ciwaankiisuna u jilicsanaa."

10/10/2026

TPLF oo sheegtay waxa ay uga baxday difaacyadii, kadib war ay soo saartay iyo sababta looga adkaaday

10/10/2026

Ciidamada Ethiopia oo Xadka ku dhaw iyo Eritrea oo Ciidankeedii Xadka isugu keentay.

10/09/2026

Ciidanka Ethiopia oo qabsaday Adigrat iyo Magaalooyin kale iyo TPLF iyo ERITREA oo Kabaxay

Shirkadda EBIR KAFI ayaa maanta ka daah furtay magaalada Jigjiga barnaamijka KOBCIYE oo shaqa abuur loogu samaynayo muwa...
10/09/2026

Shirkadda EBIR KAFI ayaa maanta ka daah furtay magaalada Jigjiga barnaamijka KOBCIYE oo shaqa abuur loogu samaynayo muwaadiniinta mudan in la kobciyo shaqadooda.

Sawir leh dareen dheeri ah.Wasiirka Xafiiska Madaxweynaha DDS, Xuseen Xaashi Qaasim (Ph.D), ayaa kulan la qaatay qaybo k...
10/09/2026

Sawir leh dareen dheeri ah.

Wasiirka Xafiiska Madaxweynaha DDS, Xuseen Xaashi Qaasim (Ph.D), ayaa kulan la qaatay qaybo ka mid ah dhalinyarada baahiyaha gaarka ah la nool.

10/08/2026

Ciidamada Ethiopia oo Qabsaday Shire ka dib markay xalay ka baxeen TPLF

Address

14605 34th Avenue N
Minneapolis, MN
55447

Telephone

+251915559955

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ERAR TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to ERAR TV:

Shortcuts

Featured

Share

Category