Al-bushra Institute

Al-bushra Institute Dur-dur Advertising Waa waa Rugta Hormarinta Ganacsigaaga - Dunida casriga ah goob walbo iyo goor walbo

08/16/2026

Al-bushra Institute waxa uu qaadanaya arday cusub 2026-2027
61 7231440 whatsapp number kas iska diiwangili

FASAXA MAALMAHA CIIDA
05/24/2026

FASAXA MAALMAHA CIIDA

05/10/2026

Imtixaanka bileedka ah ee iskuulku Al-bushra Institute oo aan ka qaadnay ardayda duhurlayda qaabo ka mid ah

Mohamed Abdukadir Dur-dur

Waalidiinta iyo Ardayda waxa lagu wargalinayaa in Dugsiga dib u furmi doono maalin Isniin ah 23 Maarso 2026 haddii ALLE ...
03/22/2026

Waalidiinta iyo Ardayda waxa lagu wargalinayaa in Dugsiga dib u furmi doono maalin Isniin ah 23 Maarso 2026 haddii ALLE idmo.

03/10/2026

FASAXA ISKUULKA
10-ka dambe ee ramadaan iyo maalmaha ciida

Ardayda duhurlayda haduu Eebe qadaro waxa la fasixi doonaa maalinta berito oo ah maalin Arbaco oo ay taariikhda ku beegan tahay 11 March 2026

Guud ahaa waxa iskuulka dib loo furi doonaa Isniin 23 March 2026 waxana laga labaa guud ahaan ardayda inay sidaas ula socdaan Haday ahaan lahaayeen Habeenlayda, Galablayda iyo Duhurlaydaba

Halaga faidaysto 10-ka dambe

Wabillahi towfiiq

02/23/2026

Kusoo Dhawaw Al-bushra Institute of science and languages.

02/11/2026

Waxa maanta inoo Soo gaba gaboobay tartan soconaayay muddo 3bil
11/2/2026 Qaybta Duhurkii

12/11/2025

Waxaa si qurux badan ku soo dhamaaday Tartan Aqooneed u dhaxeeyey Ardayda wax ka barata iskuulka albushra institute ee degmada baraawe

Address

7th St NE
Minneapolis, MN

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-bushra Institute posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Featured

Share