Saahil Futbal Io Fun🤝

Noobe Ama Garab Boos Qaatay Oo Uu Awoodi Waayay Inuu U Paaso Ma Arag Ama Passes Loo Wada Jeedo Meeshee Leeyihiin Oo Uu G...
10/12/2026

Noobe Ama Garab Boos Qaatay Oo Uu Awoodi Waayay Inuu U Paaso Ma Arag Ama Passes Loo Wada Jeedo Meeshee Leeyihiin Oo Uu Geyn Waayayne Ma Jiraan, Kooxda Ciyaartooyda Dhaxda U Dheeshane Perfecto Ma Ahan, So That LFc Fans Laacibkaan Wuu Iisoo Dacwooday Dhaleeceenta Qaar Halaga Daayo😄

Form Inuu Helo Ama Ee U Fariisato Wxuu U Jiraa Inuu Selfish Noqda Oo Kubaduu Helo Goosha La Aado Lkn Yaa Kubadii Box-ka Keenaayo, Kerkez Io Aruuqo Aa FBs Eh Dhaxdeenana Passer Kuma Jiro, So🤦😆

Socod Barad Cml, Macalin Walpoo City Qabanaayo Sanadihiisa 1aad Sharciga In Loo Gado Oo FA-ga Gacan Qabtaan Qasab Wye Kk...
10/12/2026

Socod Barad Cml, Macalin Walpoo City Qabanaayo Sanadihiisa 1aad Sharciga In Loo Gado Oo FA-ga Gacan Qabtaan Qasab Wye Kk

Hadda Kadib Howl Csb Aaba Iisoo Baxday, Kuwaan Leeba La Jihaadaa, Xitaa Arsenal Waa Iska Cafiyay😄

Xaaraankaana Lugaha Naga Qabty Hooyadiisa Wasaha😡
10/11/2026

Xaaraankaana Lugaha Naga Qabty Hooyadiisa Wasaha😡

Kuwaan Hakaa Badiyaan Eey Faanto Hakaa Cabaa Ka Roon, Tuugniimada Nasiibaa U Dheer, Isxaaq Ama Salah Ama Qof Xadka Tuugn...
10/11/2026

Kuwaan Hakaa Badiyaan Eey Faanto Hakaa Cabaa Ka Roon, Tuugniimada Nasiibaa U Dheer, Isxaaq Ama Salah Ama Qof Xadka Tuugnimada Ku Oogo Nooma Joogo, Kuwa Xishoonaayo Oo Ayagabo Tuugo Kle Eh Oo Min 100m Naga Dhaceen Aa Weerar Noo Eh Io Yar Samigood Eh Io Wiil Yar, Binji Fiicane Nooma Fadhiyo🤦

Weerarkeena Ma Ahane Inta Kasoo Hartay Game Fcn Ee Qaadanooyaan Siiba Ryan👏

Inta Xaaraanta Lagu Koriyay O'rilley Aa U Roon👏

Yarkaan Markuu The Best Striker Itw Sidii Ilmo Cml Uga Madoobeeyo, Tijaabo Kle Maa Noo Haree Waa Maya😄Teeda Kle City Hal...
10/11/2026

Yarkaan Markuu The Best Striker Itw Sidii Ilmo Cml Uga Madoobeeyo, Tijaabo Kle Maa Noo Haree Waa Maya😄

Teeda Kle City Hal Daafac Oo Barcola Io Munoz Orod Ku Gaaro Uma Safno, Xitaa Dhaxyaashooda Waa 3 Shuluq Oo Isla Dhalatay Oo Xaaran Lagu Koriyay, Wirtiz Io Szobobszlay Aa U Wakiishay Inee Ka Matajiyaan😄

2 Caawin Io Goal Aa Halfka H**e Lala Baxay, Waa Numbers Ee Dhaxyaasha Qaar Seasonka Dhan Sameeyaan!.😆Ingiriiska Dhan Asa...
10/03/2026

2 Caawin Io Goal Aa Halfka H**e Lala Baxay, Waa Numbers Ee Dhaxyaasha Qaar Seasonka Dhan Sameeyaan!.😆

Ingiriiska Dhan Asaa Ku Filan, Xitaa Real Asaa Ku Filnaay, Bilaashee Mbappe Usoo Qaateen, Vini Io Jude Uu Ka Wareeriyay😄

Goolkaan Gool Bas Lama Dhihi Karo!. Xariif Daafac Aa Haadka Inta Laga Arkay Hal Taabasho Aa Kubadiine Lagu Koontaroolay ...
10/01/2026

Goolkaan Gool Bas Lama Dhihi Karo!. Xariif Daafac Aa Haadka Inta Laga Arkay Hal Taabasho Aa Kubadiine Lagu Koontaroolay Looguna Gambiyay Laguna Taagty Kubadi, GK-kane Rigore Cml Lakala Jaray!. What A Goal It Was🔥

Xitaa Goolka 1aad Box-ka Dhaxdiisa Difaaca Inta Toos Loosoo Aaday Laga Dajiyay Lkn Nasiib Xumo Birtee Kaga Dhacday!.

* Ninkaan Box-ka Hdii Laga Ag Dhaweeyo Oo Dhax Passers Eh Oo Kubada Soo Gaarsiiyane La Dheelsiisid Wuu Kuu Raaxeenaa Lkn Hadaa Raacasho Ku Wareerisidne On The Ball-ne Kubada So Doono Tiraahdid Ebera Kuuso Baxee😆

Xaqa Hdii Afka Laga Qabto, Feerahuu Ka Dilaacaa!. 3 PL Oo Laga Qiyaamay Hadaa Magaciisa Lagu Qoraa Oo Xitaa Ku Jiro Midk...
09/25/2026

Xaqa Hdii Afka Laga Qabto, Feerahuu Ka Dilaacaa!. 3 PL Oo Laga Qiyaamay Hadaa Magaciisa Lagu Qoraa Oo Xitaa Ku Jiro Midkii Unbeatenka Uu Ku Qaadi Rabay!. Ninkaan Musuq Maasuqaas Uu Inta La Dagaalamay Walipo Ka Adkaaday, The Greatest Manager Inuu Yahay Sooma Cadaanin🐐

Hadda Kadib Somalia Io Germany Hdee Iska Hor Yimaadaan Germany Aa Igu Tirineesiin Coz Of My G Managers🔥
09/24/2026

Hadda Kadib Somalia Io Germany Hdee Iska Hor Yimaadaan Germany Aa Igu Tirineesiin Coz Of My G Managers🔥

Yarkaan Waxaa Kaloo Kala Yaabay, Boooska Vandijk Aa Banooni Laga Difaacaa Sidii Vandijk Inuu Cunug Yar Yahay Cml😆 Shalay...
09/21/2026

Yarkaan Waxaa Kaloo Kala Yaabay, Boooska Vandijk Aa Banooni Laga Difaacaa Sidii Vandijk Inuu Cunug Yar Yahay Cml😆

Shalay Wxaa Iigasiii Darneed Mar Wxaa Jirty Kubad Halis Lasoo Dhigay Oo Gool U Ekeed, Alisson Xitaa Wuu Naxsanaay, Wariyaha Xitaa Waa Qeylshay Gool Wye Cml, Lkn Yarkaan Maba Lis Waalin Kubadii Dhan Taako Baalaa Lagu Baxshay, Xitaa Asoo Strikerka Kasoo H**eeyo!. JAAKEEYE FOR A REASON🔥😆

Tan Kle Markii Kubasa Loo Paaso Weerar Halis Inaa Sameen Doono Waa Sii Ogahay Moobeelka Lock Aa Iskasii Galiyaa, Pass Caadiya Ma Paasaayo Mid Dhax Bixis Bas👏

Ayaanta Kaaga Daran In Nalasoo Weeraro Aaba Rajeeyaa Saa Ugu Raaxeesto Qaabkee U Difaacanaayaan Asi Io Aruuuqo😆

Address

1808 University Avenue North East
Minneapolis, MN
55418

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Saahil posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Featured

Share