09/08/2026
ٱلْحَمْدُ لِلَّٰهِ رَبِّ الْعَالَمِينَ 🤲🏽🤍
Alxamdulillaahi mar kasta iyo xaal kasta.
Subax kale oo aan ku soo toosnay caafimaad, nolol iyo fursad cusub waa nimco aan la koobi karin. 🌅✨
Ilaahayow qalbiyadeenna deji, maalinteennana kheyr, barako iyo farxad ka buuxi.
Wax kasta oo aan maanta rajaynayno, haddii ay kheyr noo yihiin, noo fududee oo noo rumee. 🤲🏽
Alxamdulillaahi illaa aan noolnahay. ❤️
🌹 Subax wanaagsan, Alle ha idiinka dhigo maalin barakeysan.