Kadiye yare

Kadiye yare kadiye

12/02/2026

Siyaasada Soomaaliya waxa ay maantay ma rabaysaaa meeshii uu sheegay Doobilihii reer Jigjiga
Oo ahaa" caawa hdii ay meel ku hoyato tolaw maantay ma sii joogaysaa"

Xildhibaannimo ma aha in aad qof mucaaradaaa ama aad muxaafad noqotid ee waa in aad u shaqaydaa  bulshada ku sugaysa Ani...
09/02/2026

Xildhibaannimo ma aha in aad qof mucaaradaaa ama aad muxaafad noqotid ee waa in aad u shaqaydaa bulshada ku sugaysa

Aniga ahaan waa ila saxan yahay Abdisamad M Maxamud✅️🇸🇴

Trying
09/02/2026

Trying

Horta dadka halkaan iiga xiran kuwo joogo ma yihiin 🫵👁
09/02/2026

Horta dadka halkaan iiga xiran kuwo joogo ma yihiin 🫵👁

Isku day
06/02/2026

Isku day

18/06/2025

Iiran spems tii oday yaashii h**e ayay gantaal uga dhigeen israa11l hala gubo yuhuuda💪

Waan u mahad celinayaaa dhammaan Midowga Qorayaasha Soomaaliyeed Sidoo kle gudoomiye Xasan QaraaboIyo gudoomiyaha Naadig...
22/12/2024

Waan u mahad celinayaaa dhammaan Midowga Qorayaasha Soomaaliyeed
Sidoo kle gudoomiye Xasan Qaraabo

Iyo gudoomiyaha Naadiga Akhriska iyo Qoraalka ee Dhuusamareeb. Mohamed Sadaq Abdi

19/12/2024

Guddoomiyaha Naadiga Akhriska iyo Qoraalka ee Dhuusamareeb, Mudane Mohamed Sadaq Abdi ayaa mudane 𝗡𝘂𝘂𝗿𝗸𝗮𝗳𝗶 𝗖𝗮𝗯𝗱𝘂𝗹𝗹𝗮𝗵𝗶 𝗞𝗮𝗱𝗶𝘆𝗲 u magacaabay Xoghayaha Naadiga.

Shaqo Wacan.

18/12/2024

Diqdiqo Abdicasiis

13/12/2024
11/12/2024
10/08/2024

Ma runbaa maahmaahda tiraa " hadal iyo haweenba duca la'aanbay koraan" Cajiib shiiqoow

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kadiye yare posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your business to be the top-listed Advertising & Marketing Company?

Share