Manchester City Somali Fans

Manchester City Somali Fans Page ka taageerayaasha Manchester City

It’s over David ornstein- Fabrizio romano-Sam lee-dhamaan waxee qoraayaan inuu baxaayo Pep.!!💔
18/05/2026

It’s over

David ornstein-
Fabrizio romano-
Sam lee-

dhamaan waxee qoraayaan inuu baxaayo Pep.!!💔

Fabrizio Romano:Haduu Pep baxo bedelkiis kaliya waxa noqon doona Enzo Maresca.!!
18/05/2026

Fabrizio Romano:

Haduu Pep baxo bedelkiis kaliya waxa noqon doona Enzo Maresca.!!

He’s actually leaving 💔
18/05/2026

He’s actually leaving 💔

Waayihiin Pep ee Manchester City wuu soo dhamaaday.💔@[Daily Mail]
18/05/2026

Waayihiin Pep ee Manchester City wuu soo dhamaaday.💔

@[Daily Mail]

EXCL—Sida uu qoray Jack Gaughan, dadka u dhow dhow City aya sheegaya Pep inu bixi doono xagaagan, goa.aankasna qaatay is...
17/05/2026

EXCL—

Sida uu qoray Jack Gaughan, dadka u dhow dhow City aya sheegaya Pep inu bixi doono xagaagan, goa.aankasna qaatay isbuucyo kahor, lana filayo in lagu dhawaaqo maalamaha so socda.

*Pep laftigisa xalay marki suaashas la waydiyay wuxu diiday inu mustaqbalkisa meel u rido, isagoona ku gaabsaday habeen wanaagsan.

Fikrikaaga ma is leedahy Pep wu si joogi doona!!

Injection 😇🧱
17/05/2026

Injection 😇🧱

Subax wanaagsan jamaahiirta Cityzens_🩵🩵Maalin cusub, rajo cusub iyo taageerayaasha kubadda cagta Ugu farxada badan_🩵_Kad...
17/05/2026

Subax wanaagsan jamaahiirta Cityzens_🩵🩵

Maalin cusub, rajo cusub iyo taageerayaasha kubadda cagta Ugu farxada badan_🩵

_Kader

Johnny johnny stonesssssss_Will miss you legend🩵
16/05/2026

Johnny johnny stonesssssss_Will miss you legend🩵

What a duo! 🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿X🇺🇿🧱x🧱
16/05/2026

What a duo! 🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿X🇺🇿

🧱x🧱

🗣 Wax baad ku istaagne ma indhahaad ladahay Aniga : maxaan ku istaagay👀?Comments 👇
16/05/2026

🗣 Wax baad ku istaagne ma indhahaad ladahay

Aniga : maxaan ku istaagay👀?

Comments 👇

Farxada darteen 2k ku tuura Yarkan Asxaabey 🩵🩵
16/05/2026

Farxada darteen 2k ku tuura Yarkan Asxaabey 🩵🩵

RASMI✅️

Kooxda aya ku guulaysaty koobkedi 2ad seasonka iyado noqoty kooxda kaliye ee 2koob qaadi doonta Horyalka England

FA-cup iyo carabao Cup isku Qaadnay Horyaalkana tartamayaal ka nahnay ilaa dhamadka , wali 3-leeydu waa macquul.

Semenho Cirib Macaan kadhaliyay oo waxba laga qaban karin,Goolkaas oo kooxdiisa kadhigay in ay qaadaan Koobka FA-CUP.

Pep Guardiola ayaa hadda ku guuleystay 20 horyaal isagoo maamula Manchester City. Ka dib markii ay ku guuleysteen FA Cup iyo League Cup.

Hambalyo mucaashiqiinta Cityzens 💙🔥

Address

Mogadisho

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Manchester City Somali Fans posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Manchester City Somali Fans:

Share