01/06/2026
🚨 BREAKING: Chelsea ayaa diiday dalabyo ka yimid kooxo Yurub ah iyo laba koox oo Premier League oo ku saabsan Josh Acheampong.
Josh Acheampong ayaa loo arkaa ciyaaryahan lama taabtaan ah waayaha cusub ee Xabi Alonso, kadib go'aankii ugu horreeyay ee ay wada gaareen Chelsea iyo tababaraha cusub Xabi Alonso.
Acheampong ayaa sii joogi doona Chelsea, qandaraaskisa ayaa socon doona ilaa June 2029. ( Romano)
- Sāãmi Yaré