News maxaasaciid.com

News maxaasaciid.com Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from News maxaasaciid.com, Advertising/Marketing, 2020 KRUSKAL, Bellville South.

Markuu qaran keenu ciiray Nabdu gooratay cakirantay cadaawe naso Hujuumay cidina noo hilin wayadayCirsiga goortaan kaway...
24/06/2018

Markuu qaran keenu ciiray Nabdu
gooratay cakirantay cadaawe naso
Hujuumay cidina noo hilin wayaday
Cirsiga goortaan kawayanay calamkun
Nadawanay cawaale markuu ilmeey
Turkiga cududen istagay cawiyay
Shacabkeen bahan caloshaa abaal
Kuraga cisaan uhaya dadkiis erdugan
Waa geesi caanee aloow cimrigiis
Raaji dunidan casrigee aan joogno
Cadaan iyo ruux madoob markaya
Cabudhasheen xaqayga markuu
Calnkaygii oo yay turkiga cawiya
Dadkaygoow garoon casriyoon ka
Duulno udhisay cusbitaalo caan
Cafimaadka agaasimay tacliintan
Nooga deeqay aloow guusha kusii

30/12/2017
Waxaa la soo saaray  isku aadka tartanka ciyaaraha Dowladda Goboleedyadda ee dalka oo Gobalka Banaadir Markale Marti Gal...
05/12/2017

Waxaa la soo saaray isku aadka tartanka ciyaaraha Dowladda Goboleedyadda ee dalka oo Gobalka Banaadir Markale Marti Galinaayo Group A=Banadir Galmudug iyo Jubaland Group B=Hirshabeele puntaland iyo K.Galbeed
Dhamaadka Todobaadkan Ayuu Furmidoonaa

Madaxweynaha dalka Zimbabwe Robert Mugabe ayaa xilkii iska casilay, sida uu sheegay afhayeenka baarlamaanka Jacob Mudend...
21/11/2017

Madaxweynaha dalka Zimbabwe Robert Mugabe ayaa xilkii iska casilay, sida uu sheegay afhayeenka baarlamaanka Jacob Mudenda.

Ninkani gacan adag ayuu ku qabtay dalkiisa inta uu xilka haayey wuxuu meel iska saaray dowladaha shisheeye ee wadamada afrika fara geliya

madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Mudane Mohamed abdi waare iyo gudomiyaha barlamanka iyo gudomiyaha gobolka sh...
17/11/2017

madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Mudane Mohamed abdi waare iyo gudomiyaha barlamanka iyo gudomiyaha gobolka shabelle dhaxe ayaa si heer sare ah loogu soo dhaweyay magalada baydhabo dowlad goboledka konfur Galbeed

Address

2020 KRUSKAL
Bellville South
8000

Telephone

0745035783

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when News maxaasaciid.com posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share