Ayub abdulahi

Ayub abdulahi hadii soo booqatay profile pageka like garey please 😁

Raggu waxan dumar ka aheyn way isku ogol yahiin lkn dumarka waxba iskuma ogala cajiib
Car yaa beentaa waye i dhaho

05/07/2026

War ma soo wadaa oo ma soo badiyaan casharadaan oo ma Layla socdaa jawab isiiya)πŸ‘‡
Si fudud ku Baro luuqada sawahiliga. You Qofkii daneenaayo in uu barto luuqada sawaahiliga nagu soo biir oo naga mid noqo pageka follow soo dheh muuqaalkan share dheh like πŸ‘‰ saar mahadsanid

follow

19/06/2026

Si fudud ku Baro luuqada sawahiliga. You Qofkii daneenaayo in uu barto luuqada sawaahiliga nagu soo biir oo naga mid noqo pageka follow soo dheh muuqaalkan share dheh like πŸ‘‰ saar mahadsanid

follow

15/06/2026

Si fudud ku Baro luuqada sawahiliga. You Qofkii daneenaayo in uu barto luuqada sawaahiliga nagu soo biir oo naga mid noqo pageka follow soo dheh muuqaalkan share dheh like πŸ‘‰ saar mahadsanid

follow

Dhibaato kasta xal bay leedahay, haddaba kan maxaa xal u ah?
12/06/2026

Dhibaato kasta xal bay leedahay, haddaba kan maxaa xal u ah?

11/06/2026

Si fudud ku Baro luuqada sawaliga

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Itoobiya ahna wakiilka rasmiga ah ee Midawga Afrika Cabdule Maxamed Warfaa, ayaa sheegy in...
06/06/2026

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Itoobiya ahna wakiilka rasmiga ah ee Midawga Afrika Cabdule Maxamed Warfaa, ayaa sheegy in ciidamada milatariga Soomaaliya ay diyaar u yihiin sidii maamulka Soomaaliya loo gaadhsiin lahaa Somaliland oo uu ku tilmaamay in ay tahay qayb aan laga goyn karin Soomaaliya.

Safiirka oo wareysi siiyay Aljazeera waxa uu sheegay in ciidamadoodu ay gaadhi doonaan Hargeysa iyo Berbera si ay u sugaan waxa uu ugu yeedhay midnimada iyo qaran-nimada Soomaaliya, taas oo uu xusay in la fulin doona wakhtiga ugu dhaw ee soo socda.

Hadaba su'aashu waxay tahay Soomaaliya awood milatari ma ku qabsan kartaa dhulka Somaliland

Address

B1 NY108
Cape Town
7750

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ayub abdulahi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ayub abdulahi:

Shortcuts

Share