Birre Media

Birre Media Freelancer Digital Journalist And Content Creator

14/09/2026

#
war bahalka dila
Birre Media
Sooqabo qoftaan

Dhibaatada inaad bahal korsataa laga dhaxli karo # #    Birre Media
13/09/2026

Dhibaatada inaad bahal korsataa laga dhaxli karo
# # Birre Media

Dharag ayii udhin teenNinkan Wuxuu u dhintay dharag.Waa south Sudanese, isaga oo tartan caana dhamis ah oo dhaqan ahaan ...
12/09/2026

Dharag ayii udhin teen
Ninkan Wuxuu u dhintay dharag.
Waa south Sudanese, isaga oo tartan caana dhamis ah oo dhaqan ahaan deegaankiisa laga jecel yahay ku guda jira ay naftu ka haadday. Xuubka calooshu wuu qarxi haddaad tankiisa dhaafiso.
Waxaa lagu magacaabi jiray, Baak mohookdit junior. Wuu guulaystay, # Birre Media

  Reer Hiiraan waxaan ugu baaqaya Kuna adkaynaya inan qof musaafur ah amaba aan falka foosha xun ee dhacaya wax raada aa...
11/09/2026


Reer Hiiraan waxaan ugu baaqaya Kuna adkaynaya inan qof musaafur ah amaba aan falka foosha xun ee dhacaya wax raada aan ku lahayn inaan loo dhibaatayn oo dulmi qof galay yuusan qof mumina sababsanin waa carro alle waa gunnimo
Ragii saan yeelay hala ugaar sado💯💯🙏🙏
Birre Media

  : Askarigan oo ka tirsanaa ciidamada federaalka soomaliya gaar ahaan kuwa ka hawlgala shabeelada hoose ayaa galabta wa...
11/09/2026

: Askarigan oo ka tirsanaa ciidamada federaalka soomaliya gaar ahaan kuwa ka hawlgala shabeelada hoose ayaa galabta waxaa loo dilay aano qabiil isagoo fasax soo qaatay sidoo kalena xanuusanaa.

Askarigan ayaa gaari uu saarnaa waxaa kala dagay ciidan beeleed u dhashay beesha "Abgaal" sidoo kale beesha Abgaal ayaa abti u ahaa askarigan.

Askatigan ayaa markii la qabtay aad u baryay ciidan beeleedkii isagoona leh "Abtiyaalow waa xanuusanahay isii daaya" balse taas badalkeed way dileen , Askarigan ayaa u dhashay beesha "Xawaadle"
Birre Media

9 sagaal sawir oo iga xanaajiyay Birre Media
10/09/2026

9 sagaal sawir oo iga xanaajiyay
Birre Media

10/09/2026

Sooqabo hadaataqaan
Birre Media

Musharrax Hoggaamiyaha Galmudug, Liibaan Axmed Xasan ayaa habeenimadii xalay ahayd kulan kula qaatay Magalada dhuusamare...
07/09/2026

Musharrax Hoggaamiyaha Galmudug, Liibaan Axmed Xasan ayaa habeenimadii xalay ahayd kulan kula qaatay Magalada dhuusamareeb haweenka Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb.

Kulankan oo ahaa mid taageero iyo garab istaag ah oo haweenka caasimadu usameeyeen musharaxa ayaa waxaa ka qayb-galay masuuliyiin katirsan golayasha federaalka , maayirka Caasimada iyo madax kale.

Birre Media fans

30/08/2026

24/08/2026

fans Birre Media Mr Boodboode

Address

Johannesburg

Telephone

+971554756308

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Birre Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Birre Media:

Shortcuts

Share