mascuud xasan

mascuud xasan madadaalo

04/09/2026

Somalia wey u dhamatay hadii ey culimadii hurdada katisin
Sababto ah wadan walbo waxa ey leyihiin horjogayaal somaliyane horjogeheeda waa culimada/shiikhakha

Muqaalkan waxa uu ku socdaa culimada

Chelsea ma waxa ey noqotay xerada wayeladaHadana warar xan,ah ayaa shegayo inuu ninkaan chelsea so radsaday si uu u xali...
02/09/2026

Chelsea ma waxa ey noqotay xerada wayelada
Hadana warar xan,ah ayaa shegayo inuu ninkaan chelsea so radsaday si uu u xaliyo qadkeeda dhexe

02/09/2026

Hidii aa nahnay rer chelsea jog culus ayaa nagu dhacday😭😭😭😭

01/09/2026
🚨BREAKING: Manchester City ayaa dhameystirtay saxiixa Enzo Fernández oo ay kula wareegen qiimo dhan £125m.  Nasiib xun a...
01/09/2026

🚨BREAKING: Manchester City ayaa dhameystirtay saxiixa Enzo Fernández oo ay kula wareegen qiimo dhan £125m. Nasiib xun ayan ku rajeynaa

( Romano
David Ornstein)

🚨🔵 Warka rasmi ah oo goor dhaw so baxay  ayaa la xaqiijiyay in ey Chelsea  la soo wareegtay Honest Ahanor oo ka yimid ko...
01/09/2026

🚨🔵 Warka rasmi ah oo goor dhaw so baxay ayaa la xaqiijiyay in ey Chelsea la soo wareegtay Honest Ahanor oo ka yimid kooxda Atalanta, iyadoo heshiisku uu ku kacayo £40 milyan, wuxuuna dhaqan-galayaa laga bilaabo Juun 2027.

Daafacan reer Talyaani ee 18-jirka ah ayaa hadda ku biiri doona kooxda Crystal Palace qaab amaah ah oo uu kaga imaanayo Atalanta.

Sida () qoreyso heshiiskii chelsea iyo Roma ee manu kone ayaa gabi hanba burburay
01/09/2026

Sida () qoreyso heshiiskii chelsea iyo Roma ee manu kone ayaa gabi hanba burburay

🚨Chelsea iyo Roma ayaa ka heshiyay lacibka manu kone lacag dhan (£52 m)Waxa kale ey kawada hadlayaan lacibka garabka kag...
01/09/2026

🚨Chelsea iyo Roma ayaa ka heshiyay lacibka manu kone lacag dhan (£52 m)

Waxa kale ey kawada hadlayaan lacibka garabka kaga ciyaaro Chelsea ee gattens inuu loan ku aado Roma

🚨deg deg Sida U tabinayo Wariye sachatavolieri Chelsea Ayaa Heshiis kala Gaartay AS Manoco Heshiiska Kula Waregayso Lami...
30/08/2026

🚨deg deg Sida U tabinayo Wariye sachatavolieri Chelsea Ayaa Heshiis kala Gaartay AS Manoco Heshiiska Kula Waregayso Lamine Camara.

Chelsea Aya kula Waregaysa £38M.

Wey so dhamatay ciyartii lknse chelsea habac sanan ayaa ka muqato dhankaa iyo difaca
30/08/2026

Wey so dhamatay ciyartii lknse chelsea habac sanan ayaa ka muqato dhankaa iyo difaca

Address

Siloam 523
Polokwane
933

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when mascuud xasan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share