24/11/2025
DEGDEG:
Waxaa maanta maxk**addu dil toogasho ku xukuntay Gabadhii Hodan Ee loo haystay dilka sabiriin.
Go’aankan ayaa yimid kadib markii dacwadda maalmahan socotay uu maanta maxk**adda horteeda ka soo baxay xukunkii k**a dambaysta ahaa.
Waxii warar dheeri ah kala soco boggan.