Saxansaxo Tech

Saxansaxo Tech Digital Transformation Company

๐Ÿ’ฅWWDC 2025: Apple Waxay Soo Bandhigtay Waxyaabo Cusub oo Badan! Shirka horumarinta ee Apple (WWDC) ee bishan Juun wuxuu ...
10/06/2025

๐Ÿ’ฅWWDC 2025: Apple Waxay Soo Bandhigtay Waxyaabo Cusub oo Badan!

Shirka horumarinta ee Apple (WWDC) ee bishan Juun wuxuu ahaa mid weyn!
Waxaa la soo bandhigay naqshad cusub oo lagu magacaabo "Liquid Glass" kaas oo ku soo socda dhammaan nidaamyada hawlgalka ee Apple. Intaa waxaa dheer, dhammaan noocyada Operating System-ka hadda waxaa lagu magac darayaa sanadka uu soo baxayo (tusaale, iOS 26, macOS 26).

Apple Intelligence oo La Casriyeeyay!
Awoodaha AI ee Apple ayaa heer kale gaadhay!

Tarjumaad Toos Ah: Waxay baabi'inaysaa caqabadaha luqadeed si toos ah, xitaa inta lagu jiro wicitaanada!
Genmoji & Image Playground: Abuuritaan emoji iyo sawirro cusub oo AI ku shaqeeya.

๐Ÿš— CarPlay & Waxyaabo Kale!

๐Ÿšจ Google I/O 2025: Teknoolojiyadii Ugu Yaabka Badaneed Ee Dadku Ka Hadlayaan! ๐ŸšจToddobaadkii h**e, Google I/O 2025 waxay ...
24/05/2025

๐Ÿšจ Google I/O 2025: Teknoolojiyadii Ugu Yaabka Badaneed Ee Dadku Ka Hadlayaan! ๐Ÿšจ
Toddobaadkii h**e, Google I/O 2025 waxay ku soo bandhigtay horumaro waaweyn oo ku saleysan Artificial-ka (AI). Waxaa si gaar ah loo xusay Gemini 2.5, kaas oo ah nooca ugu awoodda badan ee AI ah ee ay Google weligeed samayso. Gemini 2.5 wuxuu keenayaa horumar dhanka fahamka iyo qorista barnaamijyo aad u balaaran
Shirka Google I/O 2025 waxaa sidoo kale lagu soo bandhigay badeecooyin cusub oo badan, balse 3 kamid ah ayaa si gaar ah uga dhex muuqday oo si weyn u faafay.

1. ๐ŸŽฌ Veo 3 - AI-Powered Video Generation (Comment Section ka fiiri muqaal Ai lagu sameeyey)
2. ๐Ÿง  Project Astra
3. ๐Ÿ‘“ Android XR & Project Moohan โ€“ Extended Reality
Marka laga soo tago hal-abuurka dhanka AI-ga, Google waxay sidoo kale soo bandhigtay badeecooyin kale la taaban karo oo ay kamid yihiin Android 16, Wear OS, Google Wallet, iyo Play Store.
Horumaradan ayaa muujinaya sida Google uga goโ€™an tahay inuu hormuud ka noqdo dhinacyada kala duwan ee Technology-ga AI, muuqaal-abuurka iyo guud ahaan Technology.

Jimca wanagsan.
22/05/2025

Jimca wanagsan.

*Jidka loo maro sidaa u noqon laheed Full Stack Developer.*Khariidadan waddo ee dhamaystiran ayaa kala qaybinaysa xirfad...
21/05/2025

*Jidka loo maro sidaa u noqon laheed Full Stack Developer.*

Khariidadan waddo ee dhamaystiran ayaa kala qaybinaysa xirfadaha iyo tignoolajiyada muhiimka ah ee ay tahay inaad barato hadii aad rabtid inaa noqotid Developer buuxa.

Laga soo bilaabo samaynta (Interfaces) qurux badan adigoo adeegsanaya tignoolajiyada Web Frontend sida JavaScript, HTML, CSS, iyo frameworks-ka sida React ama Vue.js, ilaa dhisidda xogta server-ka (server-side logic) ee adag oo leh luqadaha Backend sida Python, Java, ama C++, iyo fahamka Middleware sida Redis iyo Kafka

Ha iloobin dhisidda Mobile-ka (Android, iOS, Flutter!), maareynta Database-ka oo waxtar leh (SQL iyo NoSQL), iyo adeegsiga Cloud-ka oo leh AWS, Azure, ama Google Cloud. Intaa waxaa dheer, xirfadaha muhiimka ah ee Containerization (Docker, Kubernetes), UI/UX design, CI/CD & DevOps (Jenkins, Git, Terraform), iyo Infrastructure (Nginx, Cloudflare) ayaa lagama maarmaan u ah inaa noqotid Full Stack Developer.

Khariidadan waddada ahi maaha oo kaliya tignoolajiyado gaar ah; waxay muujinaysaa sida ay isugu xidhan yihiin, taasoo kuu oggolaanaysa inaad dhisto (applications) dhamaystiran.

Maka mid tahay dadka xiiseynaya iney noqdaan Full Stack developer? Noogu reeb faalooyinkaaga qeybta comments-ka.

18/05/2025

Don't just take our word for it! See and hear directly from Hotel Mubaarak about their experience using our Hotel Management System and how it has helped them achieve improved booking efficiency, better guest management, increased staff productivity]. Their genuine feedback speaks volumes. Click play to watch!

Maku jirtaa dadka sugayo Andriod 16?!
16/05/2025

Maku jirtaa dadka sugayo Andriod 16?!

๐ŸŒŸ Big News! ๐ŸŒŸWe're hosting a Webinar on AI in Software Development โ€” and youโ€™re invited! ๐Ÿš€Come see how AI is changing th...
26/04/2025

๐ŸŒŸ Big News! ๐ŸŒŸ
We're hosting a Webinar on AI in Software Development โ€” and youโ€™re invited! ๐Ÿš€

Come see how AI is changing the way we build software! ๐Ÿค–๐Ÿ’ป
Stay updated and get the webinar link by joining us here:
๐Ÿ”น Telegram: https://t.me/mudugtech
๐Ÿ”น WhatsApp: https://chat.whatsapp.com/Jtl1LpOcneQ698CcQzX9qG

Letโ€™s learn, share, and shape the future together! ๐ŸŒ

Ciid mubaarak dhamaan ummadda muslimiinta qaastan ummadda SOMAALIYEED
29/03/2025

Ciid mubaarak dhamaan ummadda muslimiinta qaastan ummadda SOMAALIYEED

Guuleystaha!!Hanbalyo ๐Ÿฅณ๐ŸŽ‰
27/03/2025

Guuleystaha!!
Hanbalyo ๐Ÿฅณ๐ŸŽ‰

๐Ÿ“ฃKa faaideyso Abaalmarintaan!!Shuruudaha Abaalmarinta1. Su,aasha si saxan oga jawaab2. Follow and like ku samee Page-ka ...
25/03/2025

๐Ÿ“ฃKa faaideyso Abaalmarintaan!!

Shuruudaha Abaalmarinta
1. Su,aasha si saxan oga jawaab
2. Follow and like ku samee Page-ka
3. Ku Share garee post-gaan ogu yaraan 3Group
Abaalmarinta waxa la shaacinayaa 48 saacadood kadib
Qofkii ogu Soo hor jawaaba shuruudaha na buuxshey ayaa abaalmarinta iska leh.

Nasiib wacan!! From team Saxansaxo Tech

Isku day inaa ka jawaabto!!
24/03/2025

Isku day inaa ka jawaabto!!

Guuleystaha abaalmarinta!!Fadlan ka qeyb qaado barnaamjyada ramadaan adigo ka jaawabaya su,aalahaFadlan like and followM...
22/03/2025

Guuleystaha abaalmarinta!!

Fadlan ka qeyb qaado barnaamjyada ramadaan adigo ka jaawabaya su,aalaha

Fadlan like and follow
Mudug Tech Development Center join our Facebook Group

Address

Gaalkacyo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Saxansaxo Tech posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Saxansaxo Tech:

Share