Somali Observer

Somali Observer Bringing you reliable, uncensored news, thoughtful insights, and updates across science, entertainment, politics, sports, and beyond.

Bringing you reliable news, thoughtful insights, and updates across science, entertainment, politics, sports, and beyond.

🇸🇴🇨🇳 Soomaaliya oo bilaabaysa dhoofinta kalluunka ee ShiinahaSoomaaliya ayaa bisha Sebtembar ee sannadkan bilaabaysa dho...
18/08/2026

🇸🇴🇨🇳 Soomaaliya oo bilaabaysa dhoofinta kalluunka ee Shiinaha

Soomaaliya ayaa bisha Sebtembar ee sannadkan bilaabaysa dhoofinta kalluunka iyo waxyaabaha badda ee loo dhoofiyo Shiinaha, iyadoo badeecadahaasi ay heli doonaan gelitaan canshuur-dhaaf ah suuqa Shiinaha.

Madaxweyne Hassan Shiekh oo maanta si wayn loogu soo dhaweeyey magaalada Gaalkacyo.
17/08/2026

Madaxweyne Hassan Shiekh oo maanta si wayn loogu soo dhaweeyey magaalada Gaalkacyo.

Waxaa maanta magaalada Baydhaba ka dhacay dagaal ay soo qaadeen maleeshiyaadka Laftagaren iyo Alshabab oo wada socdo. Wa...
17/08/2026

Waxaa maanta magaalada Baydhaba ka dhacay dagaal ay soo qaadeen maleeshiyaadka Laftagaren iyo Alshabab oo wada socdo.

Waxaana lagu qab qabtay inta badan dhammaan dagaalamayaashii weerarka sok qaaday iyo qaar ka mid ah hubkoodii iyo gaadiidkoodii.

Gadiidka la qabtay waxaa ka mid ah gaarikan gaashaaman oo 2023 dii Alshabab ka qabsatay ciidanka Dowlada kaasi oo maanta ka mid ahaa hubkii la qabtay.

Wasiirka Amniga Qaranka Israel, Itamar Ben-Gvir, ayaa Axaddii si cad ugu baaqay in habeen kasta Gaza lagu dilo “30 ilaa ...
17/08/2026

Wasiirka Amniga Qaranka Israel, Itamar Ben-Gvir, ayaa Axaddii si cad ugu baaqay in habeen kasta Gaza lagu dilo “30 ilaa 40 qof.”

Wuxuu sheegay in weerarradaas ay noqonayaan dilal bartilmaameed ah, isagoo sidoo kale adeegsaday hadallo dadka reer Gaza lagu bahdilayo kuna tilmaamay in aysan dad aheyn.

Somaliland waxay ka cabatay booqashada wafdi sare oo Qaramada Midoobay ah ku tegay Laascaanood, iyadoo aan h**e loola so...
16/08/2026

Somaliland waxay ka cabatay booqashada wafdi sare oo Qaramada Midoobay ah ku tegay Laascaanood, iyadoo aan h**e loola socodsiin ama loola tashan Somaliland.

👉🏿Somaliland waxay sheegtay inay taageersan tahay gargaarka bani’aadantinimo ee loo fidinayo dadka Laascaanood.

👉🏿Waxayse ku adkaysatay in booqashooyinka meelaha siyaasadda iyo amniga xasaasiga ah ay UN-ku u baahan yihiin inay marka h**e kala tashadaan oo la isku dubbarido Somaliland.

👉🏿Somaliland waxay sheegtay inay weli qadarinayso xiriirka ay la leedahay UN-ka, balse ay doonayso in habraacyada diblomaasiyadeed la ixtiraamo mustaqbalka.

16/08/2026

Dabaal-degga sannad-guurada ONLF oo lagu qabtay caasimadda Jigjiga.

Dhuusamareeb: Madaxweyne Hassan Sheikh ayaa ugu magac daray Taallada cusub ee Dhuusamareeb Madaxweyne Qoorqoor, ka dib m...
16/08/2026

Dhuusamareeb: Madaxweyne Hassan Sheikh ayaa ugu magac daray Taallada cusub ee Dhuusamareeb Madaxweyne Qoorqoor, ka dib markii uu sheegay in Qoorqoor wax badan u qabtay Dowlada Galmudug.

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Dugsiga Xananbuurre tababar ugu soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Xo...
16/08/2026

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Dugsiga Xananbuurre tababar ugu soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka.

Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo maanta gaaray magaalada Laascaanood.
16/08/2026

Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo maanta gaaray magaalada Laascaanood.

Dowlada Mareykanka ayaa safiir ku xigeyn cusub u soo magacaabay dalka Somalia ayada ok la filaayo in maalmaha soo socdo ...
16/08/2026

Dowlada Mareykanka ayaa safiir ku xigeyn cusub u soo magacaabay dalka Somalia ayada ok la filaayo in maalmaha soo socdo ka shaqo bilaabi doonto Somalia.

Address

Km 4, Hodan District Makka Mukarama Road
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Observer posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share