BMM News

08/29/2026

πŸ”₯

πŸŽ‰ BISHAARO ARDAYDA QALINJABIYASHA! πŸŽ“πŸ— Chicking Plus Caffeteria – Taste, Brew & Play waxay dhammaan ardayda qalinjabisay ...
08/27/2026

πŸŽ‰ BISHAARO ARDAYDA QALINJABIYASHA! πŸŽ“

πŸ— Chicking Plus Caffeteria – Taste, Brew & Play waxay dhammaan ardayda qalinjabisay ugu bishaaraynaysaa qiimo-dhimis gaar ah! πŸŽ‰

Waxaan idiin diyaarinay macmacaano kala duwan oo dhadhan iyo tayo leh, si aad farxadda qalin-jabintiinna ugu dabaaldegtaan si qurux badan. 🍰🍩🧁

πŸŽ“ Qalin-jabintaada ka dhig mid xusuus gaar ah leh β€” Chicking Plus ayaad ku leedahay! ❀️

πŸ“ Chicking Plus – Baydhabo-Saldhig yaraha

08/26/2026

TOOS-Shaacinta Natiijada Imtixaanka Fasaalka 8-aad
KGS.

08/25/2026

Baydhabo: Toddobaad Ka Dib Dagaalkii Culus Ee Ka Dhacay, Sidee Xaaladdu Tahay Hadda?”

MARYAN HUSSEIN ayaa loo magacaabay Maamulaha CHICKING PLUS CAFETERIA   ee Baydhabo, kadib markii  14-kii bishan la soo s...
08/22/2026

MARYAN HUSSEIN ayaa loo magacaabay Maamulaha CHICKING PLUS CAFETERIA ee Baydhabo, kadib markii 14-kii bishan la soo shaacisay booska Maamulaha Cafeteriyaha.

Maryan Hussein ayaa hadda si rasmi ah u qaban doonta xilka Maamulaha, iyadoo hoggaamin doonta maamulka iyo howlaha maalinlaha ah ee Chicking Plus Cafeteria.

Waxaan u rajeynaynaa Maryan Hussein guul iyo horumar. πŸ‘πŸŽ‰

08/14/2026

πŸ“’ OGEYSIIS SHAQO BANNAAN

πŸ— Chicking Plus Cafeteria – Taste, Brew & Play waxay raadinaysaa MAAMULE (Restaurant Manager) oo leh aqoon iyo khibrad wanaagsan oo ku saabsan maamulka maqaayadaha.

08/06/2026

Hudur edaagey ayaan idinka soo salamayaaa

08/06/2026

Wajidoow

08/05/2026

Address

Ohio City, OH
43224

Telephone

+252615057702

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when BMM posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to BMM:

Shortcuts

Share