AF MEER

AF MEER Halkaan waa Page ka Agaasime Timirre.

20/04/2026

H.E Said Abdullahi Deni Madaxweyne Dani waxaan rabaa in aan indhaheyga ku arko dadka Calmiskaad ku beerey Argagaxisada oo la tooganayo.

.

11/04/2026

XASUUS-REEB PODCAST: EPS-3 Xalqadda 4-aad.

MARTIDA: Col. Ayaanle Dheere.

Qaybtii ugu dambaysay waxaa uu Ayaanle kaga hadlayaa halkee ku dambeeyeen horjoogayaashii kooxda khawaariijta, tiro intee leeg maanta ka nool, iyo arrimo kale oo xasaasi ah oo ay kamidtahay Passaport-dii laqabtay👇

10/04/2026

XASUUS-REEB PODCAST: EPS-3 Xalqadda 3-aad.

MARTIDA: Col. Ayaanle Dheere.

09/04/2026

XASUUS-REEB PODCAST: EPS-3 Xalqadda 2-aad.

MARTIDA: Col. Ayaanle Dheere.

Qaybtaan Col. Ayaanle waxaa uu kaga waramayaa sidii uu ku dhaawacmay Genr. Fu'aad Xanaano oo markaas ahaa taliyaha guutada 2-aad ee ciidanka Difaaca Puntland.

08/04/2026

XASUUS-REEB PODCAST: EPS-3 Xalqadda 1-aad.

MARTIDA: Col. Ayaanle Dheere.

07/04/2026

Hordhaca: Barnaamijka Xasuus-reeb.

Martida:- COL.Ayaanle Faarah Dheere

Barnaamijkan oo uu marti ku yahay Col. Ayaanle Faarax Jaamac (Ayaanle Dheere) waxaan ka waraystay siday ku aasaasmeen kooxda Daac1sh dagaaladii lala galay ilaa waagii Qandala laga saaray iyo halka ay maanta ku dambeeyeen.

Lasoco qaybta koowaad Arbacada 5:00 PM.

Maxamed Rasaas

25/03/2026

Xasuus-Reeb Podcast: EP-2-Xalqadda 4-aad

Martida: Col. Duwane Gaciye.

22/03/2026

Xasuus-Reeb Podcast: EP-2-Xalqadda 3-aad

Martida: Col. Duwane Gaciye.

20/03/2026

Xasuus-Reeb Podcast: EP-2-Xalqadda 1-aad

Martida: Col. Duwane Gaciye

Duwane Gaaciye waxa uu si qoto dheer uga sheekaynayaa halgankii guulaystay ee Hillaac iyo Taariikhda ay dhigeen ciidamada Geesiyaasha difaaca Puntland.

Address

Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when AF MEER posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category