Musa Abdullahi

Musa Abdullahi Ha niyad jawin Hana murugoon, Malmo badan oo qurxoon baa wadada kuso Jura

22/08/2026

Aqoon la’aan waa iftiin la’aan..

"Hooyo da'a ah oo 80 sanno dhaaftay oo Muqdisho Laamiga iyo wadada qaylinaysa, oo Alle u cabbanaysa, oo dhahaysa Booskay...
22/08/2026

"Hooyo da'a ah oo 80 sanno dhaaftay oo Muqdisho Laamiga iyo wadada qaylinaysa, oo Alle u cabbanaysa, oo dhahaysa Booskaygii ganacsade ayaa qaatay ayaad arragteen. Waxay ka dacwoonaysa kii wax siin lahaa ee daryeeli lahaa."

"Ummad kuwedii tabarta darnaa dulman yihiin, ummad Dowladi ilaalin lahayd ka taajirayso sidey Qaran ku noqon karaan? Dulmiga kii awood lahow gacanta qabo, kii hadli karow hadal, kii aan tabar haynow qalbiga ka nac. Ha u hiilin dulmiga."

Sheekh Umal oo khudbadii maanta kaga hadlay hooyoyinkii Muqdisho dhulka laga qaatay.

22/08/2026

Adigoo aan wax baran marka xil umadeed walaalkaaga kuu dhiibo waa iska sidaan kkkkk ceeb weyn ayaa ku dhacday ninkaan jagadaan halaga casilo k**a bixi karee dad wax yaqaan waa buuxaan haloo dhiibo.

Hull City haku garaacdo , clean sheet-na hakaa qaadato maxaa lagu micneyn karaa⁉️👇
22/08/2026

Hull City haku garaacdo , clean sheet-na hakaa qaadato maxaa lagu micneyn karaa⁉️👇

Horyaalki waa bilowday Timo weyne asna waa iskeenay👀United ninkaan timaha haka jarto bal horyaalka rabnaa ha idiin danbe...
22/08/2026

Horyaalki waa bilowday
Timo weyne asna waa iskeenay

👀United ninkaan timaha haka jarto bal horyaalka rabnaa ha idiin danbeysee😎

22/08/2026

Mowlid mexey dintu kaqabtaa

Sh mustafa

Share follow

Yaa wax naga qaban kara ayay taagantahay Arsenal3 points+3 goals+clean sheetHambalyo Arsenal fans
21/08/2026

Yaa wax naga qaban kara ayay taagantahay Arsenal

3 points+3 goals+clean sheet

Hambalyo Arsenal fans

Garabkii Arsenal ka dunsanaay jirtay ayay goolasha ka wada imaadeen caawaHalka dhinaca Saka koorno badan laga helayChamp...
21/08/2026

Garabkii Arsenal ka dunsanaay jirtay ayay goolasha ka wada imaadeen caawa

Halka dhinaca Saka koorno badan laga helay

Champions lama joojiyaan ayay u muuqdaan!

21/08/2026

Dalxiis Baadiyo

Share follow

21/08/2026

Murtid Garguti Umada Allah kaqabto

Address

Kismayo

Telephone

+252612037594

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Musa Abdullahi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Musa Abdullahi:

Shortcuts

Share