Qalin Creative

Qalin Creative Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Qalin Creative, Graphic designer, Bakaro Market, Mogadishu.
(1)

Founded on December 10, 2022, Qalin Creative has been delivering high-quality creative digital solutions, focusing on Graphic Design, Video Editing, Motion Graphics, Branding, and Social Media Content Creation.

Macaaiil adigana waan kaala shaqaynayna bilicda sumadaada iyo Muuqaalka ganacsigaaga.☎️WhatsApp:0618317060🪩Website :http...
09/05/2026

Macaaiil adigana waan kaala shaqaynayna bilicda sumadaada iyo Muuqaalka ganacsigaaga.

☎️WhatsApp:0618317060
🪩Website :https://www.qalincreative.com
"Hal-Abuurkeenu Waa Xalkaaga".

06/05/2026

Logo Animation For Qalin.

Macaaiil adigana waan kaala shaqaynayna bilicda sumadaada iyo Muuqaalka ganacsigaaga.

☎️WhatsApp:0618317060
🪩Website :https://www.qalincreative.com
"Hal-Abuurkeenu Waa Xalkaaga".

Waxaan si weyn ugu faraxsanahay inaan la shaqeyno shirkadda Daaro Real Estate, annagoo u sameynay aqoonsi muuqaal (logo ...
25/04/2026

Waxaan si weyn ugu faraxsanahay inaan la shaqeyno shirkadda Daaro Real Estate, annagoo u sameynay aqoonsi muuqaal (logo Re-brand) oo ka turjumaya himiladooda iyo Adeegyada ay bixiyaan.

Waxaa sharaf noo ah inaan qayb ka noqono dhismaha sumaddooda, una nashqadayno si casri ah oo Xirfadaysan.

Mahadsanidiin Daaro Real Estate kalsoonida aad na siisay — horumar iyo guul ayaan idiin rajeynaynaa. 🤝

Macaaiil adigana waan kaala shaqaynayna bilicda sumadaada iyo Muuqaalka ganacsigaaga.

☎️WhatsApp:0618317060
🪩Website :https://www.qalincreative.com
"Hal-Abuurkeenu Waa Xalkaaga".

Hambalyo Maalinta Hal-abuurka iyo Horumarinta Adduunka – 21 April.Maanta waxaan xusnaa awoodda fikradaha cusub iyo maska...
21/04/2026

Hambalyo Maalinta Hal-abuurka iyo Horumarinta Adduunka – 21 April.

Maanta waxaan xusnaa awoodda fikradaha cusub iyo maskaxda hal-abuurka leh ee beddela caqabadaha una roga fursado.
Aan sii wadno abuurista, fikirka cusub, iyo dhisidda mustaqbal ka wanaagsan.

☎️WhatsApp:0618317060
🪩Website :https://www.qalincreative.com
"Hal-Abuurkeenu Waa Xalkaaga".

Adeegyada aan qabano Midkee isleedahay wuu ubaahanyahay ganacsigaaga si uu isbedel usameeyo ?☎️WhatsApp:0618317060🪩Websi...
21/04/2026

Adeegyada aan qabano Midkee isleedahay wuu ubaahanyahay ganacsigaaga si uu isbedel usameeyo ?

☎️WhatsApp:0618317060
🪩Website :https://www.qalincreative.com
"Hal-Abuurkeenu Waa Xalkaaga".

3 Ways to Make Your Brand Stand Out Before The Year Ends.☎️WhatsApp:0618317060🪩Website :https://www.qalincreative.com"Ha...
08/04/2026

3 Ways to Make Your Brand Stand Out Before The Year Ends.

☎️WhatsApp:0618317060
🪩Website :https://www.qalincreative.com
"Hal-Abuurkeenu Waa Xalkaaga".

🎉 Kusoo dhawoow bahda Qalin Creative!Waxaan si sharaf iyo farxad leh ugu soo dhaweyneynaa Maryan Daud Abdi, oo kusoo bii...
06/04/2026

🎉 Kusoo dhawoow bahda Qalin Creative!
Waxaan si sharaf iyo farxad leh ugu soo dhaweyneynaa Maryan Daud Abdi, oo kusoo biirtay bahda Qalin Creative kana noqotay Content Creator iyo Voice Over Artist.

Khibraddeeda ku saabsan abuurista content-ka hal-abuurka leh iyo cod bixinta (voice over) waxay door weyn ka qaadan doontaa kobcinta tayada adeegyada aan siino macaamiisheena. 🎙️✨

Wadajir ayaan u dhiseynaa mustaqbal ku dhisan hal-abuur, xirfad, iyo adeegyo casri ah. 🚀🎬💡

Fadlan nala soo dhoweeya Maryan, una rajeeya guul iyo horumar safarkeeda cusub ee Qalin Creative.

🎉 Kusoo dhawoow bahda Qalin Creative!Waxaan si sharaf iyo farxad leh ugu soo dhaweyneynaa Eng. Abdirahiim Mohamed Kulane...
05/04/2026

🎉 Kusoo dhawoow bahda Qalin Creative!

Waxaan si sharaf iyo farxad leh ugu soo dhaweyneynaa Eng. Abdirahiim Mohamed Kulane, oo kusoo biiray bahda Qalin Creative kana noqday AI Automation & Web Developer.

Khibraddiisa ku saabsan AI automation, xalalka caqliga macmalka ah, iyo horumarinta websites casri ah waxay door weyn ka qaadan doontaa kobcinta adeegyada digital-ka iyo hal-abuurka kooxda.

Wadajir ayaan u dhiseynaa mustaqbal ku dhisan innovation, technology, iyo xalal casri ah. 🚀🤖💻✨

Fadlan nala soo dhoweeya Eng. Abdirahiim, una rajeeya guul iyo horumar safarkiisa cusub ee Qalin Creative.

🎉 Kusoo dhawoow bahda Qalin Creative!Waxaan si sharaf iyo farxad leh ugu soo dhaweyneynaa Eng. Hassan Daahir Said, oo ku...
05/04/2026

🎉 Kusoo dhawoow bahda Qalin Creative!

Waxaan si sharaf iyo farxad leh ugu soo dhaweyneynaa Eng. Hassan Daahir Said, oo kusoo biiray bahda Qalin Creative kana noqday Web & App Developer.

Xirfaddiisa ku aaddan dhismaha websites casri ah iyo apps tayo sare leh waxay door weyn ka qaadan doontaa hal-abuurka iyo horumarka digital-ka ee kooxda.

Wadajir ayaan u dhiseynaa xalal casri ah oo saameyn leh. 🚀💻✨

Fadlan nala soo dhoweeya Eng. Hassan, una rajeeya guul iyo horumar.

Branding is the identity of your business.!☎️WhatsApp:0618317060🪩Website :https://www.qalincreative.com"Hal-Abuurkeenu W...
04/04/2026

Branding is the identity of your business.!

☎️WhatsApp:0618317060
🪩Website :https://www.qalincreative.com

"Hal-Abuurkeenu Waa Xalkaaga".

Address

Bakaro Market
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qalin Creative posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Qalin Creative:

Share