OneChelsea Somali Fans

OneChelsea Somali Fans Halkani waa Page-ka Rasmiga ah ee taagerayaasha Chelsea ee Soomaliyeed, kala soco wararka Xoog Weynta
(249)

Chelsea ayaa hadda heysata 5 ciyaaryahan oo khadka dhexe ah:▪️ Moisés Caicedo▪️ Reece James▪️ Roméo Lavia▪️ Valentín Bar...
01/09/2026

Chelsea ayaa hadda heysata 5 ciyaaryahan oo khadka dhexe ah:
▪️ Moisés Caicedo
▪️ Reece James
▪️ Roméo Lavia
▪️ Valentín Barco
▪️ Jordan Henderson

Kooxdu waxay u janjeertaa inaysan ku degdegin saxiixa beddelka Enzo Fernández, waxaana arrinta dib loo qiimeyn doonaa bisha Janaayo, hadii aysan suuqa ka soo bixin fursad macquul ah kahor inta uusan suuqu xirmin. 🔵⏳

NizaarKinsella

Sharmaake Schurrle

Dario Essugo ayaa heshiis amaah ugu biiray Strasbourg, kooxda walaashed Chelsea, si uu u helo fursad uu si joogto ah ugu...
01/09/2026

Dario Essugo ayaa heshiis amaah ugu biiray Strasbourg, kooxda walaashed Chelsea, si uu u helo fursad uu si joogto ah ugu ciyaaro. 🔵🇫🇷

NizaarKinsella

Sharmaake Schurrle

Chelsea ayaa Monaco u gudbisay dalab labaad oo gaaraya €50 milyan oo ay ku doonayso Lamine Camara, balse kooxda reer Fra...
01/09/2026

Chelsea ayaa Monaco u gudbisay dalab labaad oo gaaraya €50 milyan oo ay ku doonayso Lamine Camara, balse kooxda reer France ayaa mar kale diiday. ❌

Monaco ayaa xilligan u muuqata mid aan diyaar u ahayn inay iibiso khadkeeda dhexe

FabriceHawkins

Sharmaake Schurrle

🚨HERE WE GO ✍🏼✅Manchester City ayaa ayaa heshiis dhameystiran la gaartay Chelsea si ay ula saxiixato Enzo Fernandez. [Fa...
01/09/2026

🚨HERE WE GO ✍🏼✅

Manchester City ayaa ayaa heshiis dhameystiran la gaartay Chelsea si ay ula saxiixato Enzo Fernandez. [Fabrizio Romano]

Man City ayaa bixin doonta £125💰

Nasiib wacan Enzo💙

~Xirsi Apdi

🚨Liverpool ayaa isku dayday in ay Malo Gusto kula wareegaan amaah qaleel ah, balse Chelsea ayaa rabta kaliya in laga gat...
01/09/2026

🚨Liverpool ayaa isku dayday in ay Malo Gusto kula wareegaan amaah qaleel ah, balse Chelsea ayaa rabta kaliya in laga gato xiddiga halka Liverpool aysana awoodin taas. [Fabrice Hawkins]

Ayagoo waxna haysan maxay naga soo dooneen?

Chelsea ayaa diiday dalab amaah ah oo ay AS Roma ka gudbisay Jamie Gittens, waxaana la filayaa in xiddiga reer England u...
01/09/2026

Chelsea ayaa diiday dalab amaah ah oo ay AS Roma ka gudbisay Jamie Gittens, waxaana la filayaa in xiddiga reer England uu sii joogo Stamford Bridge.

FabriceHawkins

Sharmaake Schurrle

🚨𝗢𝗙𝗙𝗜𝗖𝗜𝗔𝗟: Chris Kavanagh  Ayaa Dhaxdhaxaadi Doono Ciyaarta Axada U Dhaxeyso Chelsea Iyo Arsenal.5 Kulan U Dambeyse Refr...
01/09/2026

🚨𝗢𝗙𝗙𝗜𝗖𝗜𝗔𝗟: Chris Kavanagh Ayaa Dhaxdhaxaadi Doono Ciyaarta Axada U Dhaxeyso Chelsea Iyo Arsenal.

5 Kulan U Dambeyse Refree u aha Chelsea:
• Sunderland 2-1 Chelsea
• Chelsea 0-3 Man City
• Charlton 1-5 Chelsea
• Nottingham Forest 0-3 Chelsea
• Chelsea 1-0 Man Utd (24/25)

Ninkaan Ayaana 2 Casaan Baxshay Kulamadas Isago Siiye Malo Gusto Kulanka Nottingham Forest Iyo Wesley Fofana Kulanka Sunderland.

WAR CUSUB: Ilo laga helayo Tottenham ayaa sheegaya in aysan wax wadahadal ah Chelsea kala yeelan Lucas Bergvall. ❌️Dhank...
01/09/2026

WAR CUSUB: Ilo laga helayo Tottenham ayaa sheegaya in aysan wax wadahadal ah Chelsea kala yeelan Lucas Bergvall. ❌️

Dhanka kale, ilo ka tirsan Sunderland ayaa sheegay inaysan wax war ah ka hayn dalab ama isku day dambe oo Chelsea ku doonayso Noah Sadiki. ❌️
📰 |

Sharmaake Schurrle

WAR CUSUB: Lamine Camara ayaa doonaya inuu ku biiro Chelsea.Maalmo ka hor ayuu kulan Zoom ah la yeeshay tababaraha Chels...
01/09/2026

WAR CUSUB: Lamine Camara ayaa doonaya inuu ku biiro Chelsea.
Maalmo ka hor ayuu kulan Zoom ah la yeeshay tababaraha Chelsea, Xabi Alonso.

Monaco ayaa diyaar u ah inay iibiso haddii ay hesho lacag ku habboon, hadii kale waxay ku faraxsan yihiin inay sii haystaan ilaa xagaaga dambe.

Sharmaake Schurrle

🚨Sida Matt Law So Tabinayo Waxa Jira Xidig Ka dheelo Premier League Option u ah Chelsea Hadii Ay Ku Guudareysato Saxiixa...
01/09/2026

🚨Sida Matt Law So Tabinayo Waxa Jira Xidig Ka dheelo Premier League Option u ah Chelsea Hadii Ay Ku Guudareysato Saxiixa Manu Kone iyo Lamine Camara.

Waa kuma Xidigaas Is ledahy?

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when OneChelsea Somali Fans posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to OneChelsea Somali Fans:

Shortcuts

Share