Koor Creative

Directions

Koor Creative Brand Plus hoyga kobcinta ganacsiga

🎓 Hambalyo Ardayda Puntland!Maanta waxaad goosateen mid ka mid ah mirihii dadaalkiinna. Guusha imtixaanku waa albaab cus...
22/08/2026

🎓 Hambalyo Ardayda Puntland!

Maanta waxaad goosateen mid ka mid ah mirihii dadaalkiinna. Guusha imtixaanku waa albaab cusub oo idiin furmaya—mid ay ka dambeeyaan aqoon, fursado iyo mustaqbal ifaya.

Hambalyo dhammaan ardayda ku guuleystay Shahaadiga Dowladda Puntland – Fasalka 4-aad.

waxay idiin rajaynaysaa guul aan dhammaanayn.

Address

Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Koor Creative posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share