MudanCodes

MudanCodes We are a non-profit organization focused on training and empowering young girls and women in tech in Somalia.

Mudan Codes waxay idin kugu hambalyaynaysaa munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fitr.Waxaan idiin rajaynaynaa farxad, naba...
19/03/2026

Mudan Codes waxay idin kugu hambalyaynaysaa munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fitr.
Waxaan idiin rajaynaynaa farxad, nabad, iyo barwaaqo.

عيد مبارك،
كل عام وأنتم بخير

Ramadaan Kareem! 🌙Dhamaan Mudan Codes Family iyo Muslimiinta oo dhan waxaan leenahay Ramadaan Mubarak.Ilaahay soonka, sa...
17/02/2026

Ramadaan Kareem! 🌙

Dhamaan Mudan Codes Family iyo Muslimiinta oo dhan waxaan leenahay Ramadaan Mubarak.

Ilaahay soonka, salaadda iyo dhammaan cibaadada ha inaga aqbalo, hana inagu dhameeyo bishan barakaysan nabad, barwaaqo iyo dambi-dhaaf.

‎تقبل الله منا ومنكم الصيام والقيام وصالح الأعمال.

𝐌𝐮𝐝𝐚𝐧 𝐂𝐨𝐝𝐞𝐬 waxaan ku faraxsanahay inaan ku qabaneyno workshop free ah: “𝐃𝐢𝐬𝐜𝐨𝐯𝐞𝐫 𝐘𝐨𝐮𝐫 𝐅𝐮𝐭𝐮𝐫𝐞 𝐢𝐧 𝐓𝐞𝐜𝐡!”⁣⁣Ma tahay gabadh...
05/08/2025

𝐌𝐮𝐝𝐚𝐧 𝐂𝐨𝐝𝐞𝐬 waxaan ku faraxsanahay inaan ku qabaneyno workshop free ah: “𝐃𝐢𝐬𝐜𝐨𝐯𝐞𝐫 𝐘𝐨𝐮𝐫 𝐅𝐮𝐭𝐮𝐫𝐞 𝐢𝐧 𝐓𝐞𝐜𝐡!”⁣

Ma tahay gabadh dhawaan ka baxday dugsiga sare oo doonaysa inay barato IT ama Computer Science?⁣

Kahor intaadan jaamacad galin, wax badan ka ogow waxa uu yahay field‑ga technology‑da. ⁣

Workshop‑kaan hal-maalin ah oo loogu talagalay gabdhaha kaliya waxaad ku baran doontaa qeybaha kala duwan ee IT, sida loo noqdo programmer, iyo fursadaha shaqo ee ka jira field‑ga tiknoolajiyada.⁣

𝐈𝐬𝐝𝐢𝐢𝐰𝐚𝐚𝐧𝐠𝐞𝐥𝐢 𝐡𝐚𝐝𝐝𝐚! 𝐅𝐚𝐝𝐥𝐚𝐧 𝐛𝐮𝐮𝐱𝐢 𝐟𝐨𝐨𝐦𝐤𝐚 𝐝𝐢𝐢𝐰𝐚𝐚𝐧𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐞𝐞 𝐥𝐢𝐧𝐤𝐢𝐠𝐚𝐧 𝐡𝐨𝐨𝐬𝐞 👇⁣

https://forms.gle/sFXWdc4YyX2pw6B2A


📍𝐆𝐨𝐨𝐛𝐭𝐚: City University – Town Campus – Abdikasim.⁣
⏰ 𝐖𝐚𝐪𝐭𝐢𝐠𝐚: 3:30pm – 5:30pm.⁣
📅 𝐓𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐝𝐚: 18/08/2025. ⁣

Hambalyo dhammaan umadda Soomaaliyeed guud ahaan, gaar ahaan Mudan Codes Community — meel kasta oo aad dunida ka joogtaa...
26/06/2025

Hambalyo dhammaan umadda Soomaaliyeed guud ahaan, gaar ahaan Mudan Codes Community — meel kasta oo aad dunida ka joogtaan.

Munaasabadda 26-ka Juun 1960, waa maalin taariikhi ah oo xusuus mudan, waana maalintii ay Soomaaliya ka xoroowday gumeystihii Ingiriiska, calankana laga taagay dhul Soomaaliyeed.

🇸🇴

MudanCodes   waxay idin kugu hambalyeynaysaa Ciidul Fitr. Waxaan idin leenahay:عيد مبارك،كل عام وأنتم بخير
30/03/2025

MudanCodes waxay idin kugu hambalyeynaysaa Ciidul Fitr.
Waxaan idin leenahay:

عيد مبارك،
كل عام وأنتم بخير

𝐈𝐬𝐤𝐮𝐝𝐚𝐲 𝐨𝐨 𝐤𝐮 𝐠𝐮𝐮𝐥𝐚𝐲𝐬𝐨!Ramadan Hackathon𝐒𝐡𝐮𝐫𝐮𝐮𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐮𝐮𝐥𝐞𝐲𝐬𝐭𝐚𝐲𝐚𝐚𝐬𝐡𝐚:1- Bixi Jawaabta ugusaxan.2- Share iyo Like garee Sua...
27/03/2025

𝐈𝐬𝐤𝐮𝐝𝐚𝐲 𝐨𝐨 𝐤𝐮 𝐠𝐮𝐮𝐥𝐚𝐲𝐬𝐨!
Ramadan Hackathon

𝐒𝐡𝐮𝐫𝐮𝐮𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐮𝐮𝐥𝐞𝐲𝐬𝐭𝐚𝐲𝐚𝐚𝐬𝐡𝐚:
1- Bixi Jawaabta ugusaxan.
2- Share iyo Like garee Suaashaan.

𝐆𝐮𝐮𝐥𝐞𝐲𝐬𝐭𝐚𝐲𝐚𝐚𝐬𝐡𝐚 Isbuuca waxay noqon doonaan 2 qof ee ugu jawaabo badan su'aalaha Isbuucan, waxayna ku gulesan doonan 2 software oo Original ah.


Hambalyo Guuleystayaal! 🎉🎊Waxaan hambalyo gaar ah u diraynaa Mari Abdi Maruuj iyo Abdiladhif Abdikadir, oo ku guuleystay...
24/03/2025

Hambalyo Guuleystayaal! 🎉🎊

Waxaan hambalyo gaar ah u diraynaa Mari Abdi Maruuj iyo Abdiladhif Abdikadir, oo ku guuleystay tartankii isbuucii h**e ee Ramadan Hackathon!

Abdiladhif Abdikadir – ku guuleystay Windows 11 Original Licensed 💻

Mari Abdi Maruuj – ku guuleystay Kaspersky Plus Original

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MudanCodes posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category